- Eexda Shaqaalihiisii Sheegay.
- Musuqa Cusbitaalka Hargeysa Sheegay.
- Qabyaalada & Cunsurriyada Abuura.
- Golaha Wasiiradu Sheegeen.
- Ganacsatadu Sheegtay.
- Beesha Arab Sheegtay. (coca ku dagaalama hada xaaskiisa 5% share ah kagashay.
- Shirar ka dhana Dawlada Qabta shirka London Xaaraan ku sheegay.
- Fiiqdo ilaa Wasiir waxba uma dhexeyaan WM way duntey.
- Cashuur bixiye maaha lacag uu sitona dawlada ulama iman.
Wasiirka Xilkaaga haya Xirsi Gaab.
- Beeshaadu kuu nasteexaysay oo kuu sheegtay.
- Dadka inuu cafiyo sheegay.
- Kuu Diiday Culimadaii, Guurtidii, Parlamakii, Beeshadii kala qaybshey, Magacaagii Dilay, Kii Somaliland Diley.
- Musuqa iyo Baabuurta uu gadayo qandaraasyada eexda ku dhisan, faragelinta ciidan, Madaxtooyada, Qurbe Jooga.
- Guryaha kasoo iibsadey Masar ee ku yidhi Xidhiidh baanu masar kasoo samaynay.
- Sharaftaadii Diley Xilaakii Haya.
- Voa da iyo BBC uun ka hadla.
- Xafiisyadii Furnaa ka Xidhmeen.
- Safarada Beenta & Bilaa protocolka ah wejigabaxa ku baday.
- Musuqa iyo talo maroorsiga iyo been.
- Iska hadal iyo Daldalan aan xikmad Diplomatic lahayn’
Caraale Duur.
Waxaad ssaartay xilka balaadhan, xilkiina wuu banaan yahay
- Malaha nacaybkii siyaad barre ayaa kaa galay sirdoonka iyo Ciidanka ee Waa Muruqa iyo Maskaxda Aduunyada lagu Hogaamiyo (American Solder, CIA).
Tallo
————————–


0 comments:
Post a Comment